Tags / Categories / Themes



Facebook Activity

21.12.2021

Gabay Cusub Madaxweyne Muse Bihi Abdi loo soo tiriyay Waa Gabay Xaqiiqooyin badan Xambaarsan. Share.....

12.12.2021

Mid kamid ah libaaxyadii baxsaday Oo la soo qabtay halkii kii kale wali maqan yahay Cali Maxamed wWarancade Oo masuulka ah libaaxyada ayaa sheegay in uu dhawac u gaystay labo qof Oo kamid ah shacabka magalada hargaysa Walina ciidamada Booliska Somaliland ay ku raad joogan midka maqan.

11.12.2021

Maxaad kala socotaa xaalada libaaxyada baxsaday iyo goobta lagu xanaaneeyo ee loo daawasho tago?

08.12.2021

10ka xayawaan ee jannada galaya

02.12.2021

Beesha IGO oo ka tirsan beelweynta IGBO ee ku dhaqan dalka Nigeria oo gumaystihii Ingiriisku keenay Somaliland kuna dhaqan degmada Gabiley oo shir ay aayahooda kaga tashanayaan ku qabsaday degmada Gabiley.

01.12.2021

Libaaxii Oo Suuqa Dhex Lugaynaaya

Information

Phone: +252 63 4363236

Followers: 17

Reviews

Add review

See also